Skip to main content

Posts

Featured

Dhigeed ka roon iyo dheeg xassan

Ma ihi sidii hore, mana u dhawi sidaad igu taqaannay. Ma garan karo wax i beddelay. Qorshe la’aantaydan aad la yaaban tahay ma aha waxa keenay fikirkaygan bilaa xadka ah. Murugo ima hayso; mana faraxsani. Si baan ahay aanan ahaan jirin. Kollay waa iyada. Waxa sidan ii rog-rogay. Dhabbada aan mari jiray markaan u socdo xagga dugsiga maanta waan beddeley. Marin aan marinkii ahayn iyo dariiq kale ayaan tallaabada ku xadaa. Gaabis uma dhalan mana aan habsaami jirin. Aniga ayaa wehelin jiray waardiyaha dugsiga aroorta hore ba. Munaasibado dugsigu ardayda u sameeyay waxa aan ku hantay kallahaadaydaa abaal marrinno dhawr ah. Laakiin maanta sidii aad igu taqaannay iyo si u dhow toonna ha iigu soo hagaagin. Labo jeer, waa mar-mar e ayaa aan cantuugaa quraacda. Aalaa cantuugada danbe marka aan iyada xasuusto halkaa ay marayso ma dhaafto, haddii aan gacanta ku hayo na halkaan kasoo qaaday ayay si dhib yar ugu noqotaa. Waan soo baxaa, toos uma abbaaro dugsiga laakiin gurigooda ayaan si deggan...

Latest posts

tuugadii caqliga badnaa

حكم واقوال تفيدك في حياتك

مقارنة بين اتحاد الاروبي وجامعة العرب

Soomaalidu halkee kasoo jeedaa

Aqoonyahanadii uu cilmugu dilay

cuduradda ay sababaan adeega internetka iyo talephonada casriga ah

cabdullahi shaahid: MA iS WEYDIISAY SABABTA AY BULSHADA CAALAMKU U ADE...

MA iS WEYDIISAY SABABTA AY BULSHADA CAALAMKU U ADEEGSADAAN KALMADDA ( HALLOW) MARKA AY TELEPHONE KU HADLAYAAN

AAS AASKI SHIRKADA APPLE