cuduradda ay sababaan adeega internetka iyo talephonada casriga ah

Qormadaan waxaan kaga waramaya cudurada ay sababeen internetka iyo telephonada casriga ah  cuduradaas wax aka mid ah

NOMOPHOBIA  waa cudur afsoomali ahaan noqonaya “AAWAY TELEPHONE KAYGII” waa mid ka ah cudurada la daah qaaday shanti sano ee u damaysay iyadoo cudur nafsaanigani yahay cabsi kaa haysa inaad telephone kaada weydo ama aad deydeydo adiga oo gacanta ku haya


Ama aad ka cabsato in uu telephone kaagu kaa lumo ama uu kaa dhaco
Hada aqriste marna telephone kaaga adigoo gacanta ku haya ma raaraadisay amase marna walwal maka galay in hadi aad telephone ka gacanta ku qaado uu kaa dhacayo

Hubaal hadii ay arimahaad soo sheegnay aad la kulantay waxaad qabtaa cudurka nomophobia.


Waxaa kale oo ka mida cudurada ay sababaan internetku iyo smart phones cudur is na dhawaan shaaca laga qaaday

Cudurkaan weli magac looma bixin lkn cudurkaan wuxuu astaantiisa lagu yaqaan in qofku ka walwalo asxaabtiisa isagoo markasta isdhahaya goormee buu hebel kusoo wacaya

Wuxuuna qofku markasta la boodaya telephone kiisa isagoo u maleynaya inuu dhacayo balse telephone uusan dhaceyn

Culumada cilmu nafsigu waxay isla qireen in aalada internetku ay dadka ka dhigaan doqon aan waxba hindisi Karin isagoo qofka aadka u isticmaala aalada internetku uusan marnaba ka sheqeysiin 





QORE : CABDULLAAHI SHAAHID

Comments

Post a Comment

Thank you

Popular Posts