Aqoonyahanadii uu cilmugu dilay
Aqoonyahanadi uu laayay cilmugu waxaan ugu
horeysiinaynaa aqoonyahanki weynaa ee :
1:الجاحظ الكناني wuxuu ka mid ahaa aqoonyahanadi noola waqtigii
khilaafadi cabaasiyiinta waxa uu ku dhashay oo uu ku dhintay magaalada basra ee
dalka ciraaq isagoo aqoonyahanku ahaa
nin jecel aqriska si weyna u daalacan jiray culuumta kala duwan
Wuxuu ka tagay buugag tiro
badan oo uu qoray waa shakhsi si weyn maanta looga diraaseeyo fikradihiisa
jaamacadaha aduunka
Ugu demeyntii caalimku wuxuu
u dhintay ka dib marki ay kuso duntay maktabadiisi oo buugaagtisi dusha kaga
rogmadeen si daas buu ku sabsaday buugag uu qoray iyo kuwo uu cilmi ka
faaidaysanayay.
2 MARY KORRY : gabadhi
aqoonyahanada kiimikada ahayd oo ahayd gabadhi ugu horeysay oo soo saarta
cilmiga “shucaaca” kuna guulaysata labo jeer abaal marinta “nobel ka” waana gabadhi ugu horeysay oo shahaadada phd
ka qaadata jaamacada paris
Waana gabadhii daaha ka
qaaday maadooyinka “patium and radium”
waxayna marki dame u dhimatay marki dhiiga cad uu ka dhamaaday ka dib markuu ku
baxayay sanado shucaaca maadooyinkaas.
3 ELEXENDER BUJANDOF : waa
aqoonyahan u dhashay dalka ruushka wuxuu ahaa caalim dhanka physicka ah ,dhaqtar,philosopher
iyo qoraa .
Sanadki 1926dii ayay ahayd
marku madax ka noqday machad barista dhiiga ah isagoo dadka ku tababari jiray
nidaamka ukala qaadista dadka dhiiga wuxuuna aqoonyahankani sababsaday dhiig uu
nin duumada qaba ka shubay markii uu jidhkiisa ku shubay .
4 WILLIAM BOLAK: wuxuu ahaa aqoonyahan ku dhashay magaalada
new York ee dalka mareykanka wuxu ku taqasusay cilmiga makaanikada wuxuu ahaa
ninkii daaha ka qaaday aalada daabacaada sanadki 1968
William isagoo ku guda jida
shaqdiisa maalmeed waxaa lugta ka sadhay mid kamida birihi mashiinada daabacada
uu isagu ikhtiraaacay
Comments
Post a Comment
Thank you