MA iS WEYDIISAY SABABTA AY BULSHADA CAALAMKU U ADEEGSADAAN KALMADDA ( HALLOW) MARKA AY TELEPHONE KU HADLAYAAN
Alexender gram bell wuxuu ahaa ninkii ugu horeeyay oo
soo saara telophenada guryaha ee (line line)
Wuxuu ahaa shaqsigii ugu horeeyay ee sahlay in qof
aan kula joogin in aad la hadli kartid ama dhawaqaagu gaari karo
Waqtigaas uu alenxder uu soo saarayay aaladaas
cusub waxay ahayd waqti qofkii ku fakara
inuu la hadlo qof magaalo kale jooga lagu tilmaami lahaa ( waali )
Hadaba markuu uu alexandar uu dhemeystiray sameynta
telephoneda guryaha wuxuu tijaabadi ugu horeysay uu ku wacay xaaskiisa oo meel
ka fog iyaduna joogta
Magaca xaaska alexder waxaa la dhahaa ( MERGENT
HALLOW )
Hadalki ugu
horeeyay ee uu ku dhawaaqay alexder
wuxuu ahaa magaca xaaskiisa ee HALOW
Waxayna noqotay kalmad caan noqotay oo ay isticmaalan
bulshada caalamka oo idil
Hadaba akhriste ma is weydiisay magaca qofka aad
maalin walba ku dhawaaqda inay tahay xaaska Alexender
Comments
Post a Comment
Thank you