cuduradda ay sababaan adeega internetka iyo talephonada casriga ah
Qormadaan waxaan kaga waramaya cudurada ay sababeen
internetka iyo telephonada casriga ah
cuduradaas wax aka mid ah
NOMOPHOBIA waa
cudur afsoomali ahaan noqonaya “AAWAY TELEPHONE KAYGII” waa mid ka ah cudurada
la daah qaaday shanti sano ee u damaysay iyadoo cudur nafsaanigani yahay cabsi kaa
haysa inaad telephone kaada weydo ama aad deydeydo adiga oo gacanta ku haya
Ama aad ka cabsato in uu telephone kaagu kaa lumo ama
uu kaa dhaco
Hada aqriste marna telephone kaaga adigoo gacanta ku
haya ma raaraadisay amase marna walwal maka galay in hadi aad telephone ka
gacanta ku qaado uu kaa dhacayo
Hubaal hadii ay arimahaad soo sheegnay aad la
kulantay waxaad qabtaa cudurka nomophobia.
Waxaa kale oo ka mida cudurada ay sababaan internetku
iyo smart phones cudur is na dhawaan shaaca laga qaaday
Cudurkaan weli magac looma bixin lkn cudurkaan wuxuu
astaantiisa lagu yaqaan in qofku ka walwalo asxaabtiisa isagoo markasta
isdhahaya goormee buu hebel kusoo wacaya
Wuxuuna qofku markasta la boodaya telephone kiisa
isagoo u maleynaya inuu dhacayo balse telephone uusan dhaceyn
Culumada cilmu nafsigu waxay isla qireen in
aalada internetku ay dadka ka dhigaan doqon aan waxba hindisi Karin isagoo
qofka aadka u isticmaala aalada internetku uusan marnaba ka sheqeysiin
QORE : CABDULLAAHI SHAAHID
adlecYtempgo Carol Kirby https://wakelet.com/wake/piirWt3pCBC2KLLIaOaSz
ReplyDeletetoduconsa