ü Ururka jaamacadda
carabta waxaa la asaasay 12/march/1945
ü Ururka midowga
yurub waxaa la asaasay 1992
ü Midowga yurub waxaa ku midaysan 23 dawladood oo la
aqoonsanyahay
ü Halka midawga jaamacadda carabtu ay ku midaysanyihiin
22 dawladood
ü Dhanka midawga yurub waxaa ka sharciyaysan 23
luqadood oo si rasmi ah loogu hadlo
ü Halka midawga jaamacadda carabtu ay wadaagan luqadda
carabiga iyadoo ay soomaliya tahay dalka kaliya oo midawga ka tirsan oo aan af
carabi looga hadlin
ü Dhinaca diimaha midawga yurub waxaa laga
aaminsanyahay dhowr iyo toban diimood oo kala duwan
ü Halka midowga jaamacadda carabta ay diintooda rasmiga
ah ay tahay diinta islaamka
ü Dhanka maabka hadii aan eegno dalalka midowga yurub
waa dalal kala fog oo aan isku dhawayn
ü Laakiin dawladaha jaamacadda carabtu waxay leeyihiin
xuduudo isku dhaw dhaw marka laga reebo masaafada yar oo ay ku jidho dawladda
ERETERIA
GUULAHA AY GAAREEN
LABADA MIDAW
Midawga
yurub wuxuu ku guulaystay in uu samaysto lacag midaysan oo ka dhaxaysa dhamaan
wadamada ku jira midawga yurub
Lkn
midawga jaamacadda carabtu way ku guuldaraysteen inay sameeystaan hanaan
lacageed oo midaysan
Dalalka
midawga yurub waxay ku guulaysteen in dadkoodu baasabor la,aan isu gudbi karaan
Taa
badalkeeda dalalka jaamacadda carabtu
waxay tarxiilaan muwaadiniinta kasoo jeeda dalalka ay midawga ku wada jiraan
Dalalka
midawga yurub waxay ku guulaysteen inay sameystaaan iskaashi difaac oo ay isku
wada ilaaliyaan
Nasiib
darro dalalka jaamacadda carabtu way ku
guuldareysteen oo iyagaab colaadi ka dhaxeysaa oo lagu kala dhex jiraa
Sawir
noocee ah bay u ekaan lahayd jaamacadda carabtu haday dhab u midoobaan?
Ddalalka
jaamacadda carabtu waxay dhul ahaan ku fadhiyaan 13.3milayuun KM oo ka dhigan dalka labaad ee aduunka ugu
weyn
Tirada
dadka jaamacadda carabta ku nool waa 386 malyan oo qof taas oo ka dhigan
dadyawga sedexaad ee ugu tirada badan
waxaana ka tiro badan dadka china iyo hindiya oo kaliya
Haddi
midnimada carabtu hirgali lahayd oo dawlad noqon lahaayen wuxuu dhaqaale
sanadeedkoodu noqon lahaa 2.75 tirilian oo ka dhigan wadanka afraad ee aduunka
ugu dhaqaalaha badan iyadoo jaamacadda
carabtu ay yihiin wadamada aduunka ugu shidaalka badan
Dhanka
ciidamada hadii jaamacadda carabtu ay
ciidamadeeda isu geyn lahayd waxay tiro ahaan noqon lahayd 3 malyan oo askari
oo ka dhigan wadanka aduunka ugu ciidamada badan
hadaba su.aasha isweydiinta leh
waxay tahay maxaa hortaagan midnimada wadamada carabta ?
QORE:CABDULAAHI
SHAAHID
joico titanium - Titanium Art
ReplyDeleteA titanium blade unique blend of pure titanium gold, a titanium wood stove silver-plated ceramic buy metal online core with unique features of the used ford fusion titanium original stainless steel oxide core. The trex titanium headphones gold plated
probapAim-ka1999 Josh Monson https://wakelet.com/wake/2CUUHmWXByaAxRGz9R-KQ
ReplyDeleteseuwordcalro
to242 nfl jerseys,nfl jerseys,nfl jerseys,nfl jerseys,nfl jerseys,nfl jerseys,nfl jerseys,nfl jerseys,nfl jerseys xs470
ReplyDeleteThank You and I have a swell offer you: Whole Home Renovation Cost remodeling companies near me
ReplyDelete